Skip to main content

Lamadegaanka Saxara Aragti Guud | Dowladaha dhaca lama degaanka weyn | Xigasho | Liiska laga galo19°47′36″N 18°33′6″E / 19.79333°N 18.55167°E / 19.79333; 18.5516730°0′0″N 27°5′0″E / 30.00000°N 27.08333°E / 30.00000; 27.08333

GeoboxDhulJuquraafiBiyoNolol


ingiriiscarabilamadegaankakuleylkaLamadegaanka AntaraktikaLamadegaanka AraktikadhulkadeegaanMareykankaShiinahaWaqooyiga AfrikaSuudaanLiibiyabada MidatareeniyaankaAljeeriyaTuuniisiyaMarookoMasarMauritaniaSaxaraha GalbeedJadMaaliNayjarCarotuulkadhererluuqada CarabigaMasarSuudaanliibiyatunisiyaMarookoAljeeriyanayjarMooritaaniyajadmaaliEritreaNiil










(function()var node=document.getElementById("mw-dismissablenotice-anonplace");if(node)node.outerHTML="u003Cdiv class="mw-dismissable-notice"u003Eu003Cdiv class="mw-dismissable-notice-close"u003E[u003Ca tabindex="0" role="button"u003Eqariu003C/au003E]u003C/divu003Eu003Cdiv class="mw-dismissable-notice-body"u003Eu003Cdiv id="localNotice" lang="so" dir="ltr"u003Eu003Ccenteru003Enu003Ctable class="plainlinks" role="presentation" style="margin: 0 10%; border: 1px solid #aaa; border-left: 10px solid #1e90ff; background: #fbfbfb;"u003Eu003Ctbodyu003Eu003Ctru003Eu003Ctd class="mbox-image"u003Eu003Cdiv style="width:52px"u003Enu003Ca href="https://so.wikipedia.org/wiki/Wikipedia_Soomaaliga"u003Eu003Cimg alt="Wikipedia-logo-v2-so.svg" src="//upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/7/7e/Wikipedia-logo-v2-so.svg/50px-Wikipedia-logo-v2-so.svg.png" decoding="async" width="50" height="57" srcset="//upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/7/7e/Wikipedia-logo-v2-so.svg/75px-Wikipedia-logo-v2-so.svg.png 1.5x, //upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/7/7e/Wikipedia-logo-v2-so.svg/100px-Wikipedia-logo-v2-so.svg.png 2x" data-file-width="135" data-file-height="155" /u003Eu003C/au003Eu003C/divu003Eu003C/tdu003Eu003Ctd class="mbox-text"u003Eu003Cspan class="mbox-text-span"u003Enu003Ccenteru003Enu003Cdlu003Eu003Cddu003Eu003Cbu003EBogga rasmiga ah ee bulshada Wikipedia Soomaaligau003C/bu003Eu003C/ddu003Eu003C/dlu003Enu003Cpu003Eu003Ca href="https://www.facebook.com/SomaliWikipedia" rel="nofollow"u003Eu003Cimg alt="F icon.svg" src="//upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/c/c2/F_icon.svg/16px-F_icon.svg.png" decoding="async" width="16" height="16" srcset="//upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/c/c2/F_icon.svg/24px-F_icon.svg.png 1.5x, //upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/c/c2/F_icon.svg/32px-F_icon.svg.png 2x" data-file-width="267" data-file-height="267" /u003Eu003C/au003E nu003Cbu003Eu003Ca rel="nofollow" class="external text" href="https://www.facebook.com/SomaliWikipedia"u003EWejibuugu003C/au003Eu003C/bu003Enu003Ca href="https://twitter.com/SomaliWikipedia/" rel="nofollow"u003Eu003Cimg alt="Twitter.svg" src="//upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/d/db/Twitter.svg/20px-Twitter.svg.png" decoding="async" width="20" height="20" srcset="//upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/d/db/Twitter.svg/30px-Twitter.svg.png 1.5x, //upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/d/db/Twitter.svg/40px-Twitter.svg.png 2x" data-file-width="256" data-file-height="256" /u003Eu003C/au003E nu003Cbu003Eu003Ca rel="nofollow" class="external text" href="https://twitter.com/SomaliWikipedia"u003Etwitteru003C/au003Eu003C/bu003Enu003C/pu003Enu003C/centeru003Enu003C/spanu003Eu003C/tdu003Eu003Ctd class="mbox-imageright"u003Eu003Cdiv style="width:52px"u003Eu003C/divu003Eu003C/tdu003Eu003C/tru003Eu003C/tbodyu003Eu003C/tableu003Enu003C/centeru003Eu003C/divu003Eu003C/divu003Eu003C/divu003E";());




Lamadegaanka Saxara




Ka Wikipedia






Jump to navigation
Jump to search


Kani waa maqaal ku saabsan "Lamadegaanka Saxara" ee waqooyiga Afrika. Bogag kale fiiri Lamadegaan iyo Lamadegaanka Kalahari.

Maqaalka Saxara iyo Sahara waxaa laga soo toosiyay halkan.






















Lamadegaanka Saxara


Sahara satellite hires.jpg

Sawir hawada sare ah oo qaadey NASA.

Countries

Aljeeriya, Jad, Masar, Liibiya, Maali, Mauritania, Marooko, Nayjar, Suudaan, Tuuniisiya

Highest point
Emi Koussi 11,204 ft (3,415 m)
 - coordinates

19°47′36″N 18°33′6″E / 19.79333°N 18.55167°E / 19.79333; 18.55167
Lowest point
Dooxa Qattara −436 ft (−133 m)
 - coordinates

30°0′0″N 27°5′0″E / 30.00000°N 27.08333°E / 30.00000; 27.08333

Length

4,800 km (2,983 mi), E/W
Ballac

1,800 km (1,118 mi), N/S
Area

9,400,000 km2 (3,629,360 sq mi)

Biome

Lamadegaan

Lamadegaanka Saxara, Saxaraha Saxara (ingiriis: Sahara Desert; carabi: الصحراء الكبرى, “lamadegaanka weyn ee saxara”) waa lamadegaanka ugu kuleylka badan aduunka, iyo midka sadexaad ee ugu weyn, marka laga reebo Lamadegaanka Antaraktika ee Cidhifka Koonfureed iyo Lamadegaanka Araktika ee Cidhifka Waqooyi ee dhulka, kaasi oo ku fadhiya deegaan baaxadiisu le'eg tahay 9,400,000 kilometir labo-laaban (3,600,000 sq mi) - midaasi oo u dhiganta iskudarka (wadarta) dhulka laboda wadan ee Mareykanka iyo Shiinaha. Saxarahani wuxuu ku yaala wadanada Waqooyiga Afrika ee laga bilaabo Suudaan, Liibiya ilaa bada Midatareeniyaanka, Aljeeriya, Tuuniisiya, Marooko, Masar, Mauritania, Saxaraha Galbeed, Jad, Maali, Nayjar ilaa laga gaadho wadanada dhinaca ku haya lamadegaanka ee bariga ilaa galbeedka Afrika.
Carotuulka meelo badan oo ka mid ah saxarahan waxay gaadhaan dherer joog ah oo dhan ilaa 180 metres (590 ft). Magaca Saxara waxaa laga keenay ereyga “صحارى” "ṣaḥārā" ee luuqada Carabiga ah.




Muuqaalka Saxaraha Liibiya





Lama degaanka wayn ama Saxraha weyn waa dhul aad u weyn oo oomane ah. waa dhulka ugu balaaran oo woqooyiga afrika dhaca, waana saxaraha ugu wayn aduunka uguna kulul, 9 milayan oo km isku weer. waxaa ku badan togaga biyaha,




waxa kale oo saxaraha lagu yaqaanaa in maalintii ay tahay kuleel habeenkiina ay tahay qabaw aad udaran,

Lama degaankaan aya kulansanaya kow iyo toban dowladood: Masar, Suudaan, liibiya, tunisiya, Marooko, Aljeeriya, nayjar,Mooritaaniya, jad, maali,Eritrea ,lama degaankan ayaa jeexa wabiga ugu dheer dunida eeNiil,




Meelaha ugu muhiimsan ee ku yaal saxaraha weyn ee afrika.



Aragti Guud |


Gobolka saxaraha wayn waxaa galbeed bada atlaantiga, buuraha adlas iyo bada dhexe woqooyi, bada casna bari bay ka xigtaa, sudaan iyo toga nayjar koonfur, waxaa loo qaybiyaa mandiqada saxaraha wayn qaybo kala duwan sida: saxaraha galbeed, buuraha Hoggar, iyo buuraha Tibesti (Tibesti Mountains), buuraha cayr (Aïr Mountains) waana meel buuro qarfo badan, saxaraha teenaari (Ténéré), saxaraha liibiya (Libyan Desert) waana meesha ugu oonka badan,
Cirifka ugu sareeya saxaraha wayn waa (Emi Koussi) dhirirkeedu 3,445 mitir (11,302 fiit) waxayna dhacdaa buuraha tibisti ee wadanka jad.



Dowladaha dhaca lama degaanka weyn |


toban wadan ayaa si wayn u matala saxaraha weyn



  •  Algeria in ka badadan 2 malyan km2 oo 1/5 ee bedka guud.


  • Flag of Libya.svg Liibiya


  •  Masar


  •  Tunisia


  •  Morocco


  •  Mauritania


  • Flag of Mali.svg Mali


  •  Suudaan


  • Flag of Niger.svg Niger


  •  Jad


Xigasho |




Caliyare cadoow









Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Lamadegaanka_Saxara&oldid=172898"










Liiska laga galo


























(RLQ=window.RLQ||[]).push(function()mw.config.set("wgPageParseReport":"limitreport":"cputime":"0.572","walltime":"0.677","ppvisitednodes":"value":14909,"limit":1000000,"ppgeneratednodes":"value":0,"limit":1500000,"postexpandincludesize":"value":88270,"limit":2097152,"templateargumentsize":"value":29076,"limit":2097152,"expansiondepth":"value":20,"limit":40,"expensivefunctioncount":"value":2,"limit":500,"unstrip-depth":"value":0,"limit":20,"unstrip-size":"value":0,"limit":5000000,"entityaccesscount":"value":0,"limit":400,"timingprofile":["100.00% 607.009 1 -total"," 94.43% 573.190 1 Template:Geobox"," 43.91% 266.508 2 Template:Geobox2_coor"," 42.83% 260.004 2 Template:Coord"," 40.26% 244.371 2 Template:CountryAbbr"," 32.73% 198.701 2 Template:CountryAbbr2"," 14.81% 89.911 428 Template:Country_flag2"," 10.82% 65.674 32 Template:Flag"," 5.82% 35.316 1 Template:Geobox_image"," 5.67% 34.401 2 Template:Convert"],"scribunto":"limitreport-timeusage":"value":"0.029","limit":"10.000","limitreport-memusage":"value":2248997,"limit":52428800,"cachereport":"origin":"mw1318","timestamp":"20190615231201","ttl":2592000,"transientcontent":false););"@context":"https://schema.org","@type":"Article","name":"Lamadegaanka Saxara","url":"https://so.wikipedia.org/wiki/Lamadegaanka_Saxara","sameAs":"http://www.wikidata.org/entity/Q6583","mainEntity":"http://www.wikidata.org/entity/Q6583","author":"@type":"Organization","name":"Contributors to Wikimedia projects","publisher":"@type":"Organization","name":"Wikimedia Foundation, Inc.","logo":"@type":"ImageObject","url":"https://www.wikimedia.org/static/images/wmf-hor-googpub.png","datePublished":"2015-08-29T06:08:13Z","dateModified":"2018-02-13T00:07:11Z","image":"https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/a/a7/Sahara_satellite_hires.jpg"(RLQ=window.RLQ||[]).push(function()mw.config.set("wgBackendResponseTime":135,"wgHostname":"mw1323"););

Popular posts from this blog

Sahara Skak | Bilen | Luke uk diar | NawigatsjuunCommonskategorii: SaharaWikivoyage raisfeerer: Sahara26° N, 13° O

The fall designs the understood secretary. Looking glass Science Shock Discovery Hot Everybody Loves Raymond Smile 곳 서비스 성실하다 Defas Kaloolon Definition: To combine or impregnate with sulphur or any of its compounds as to sulphurize caoutchouc in vulcanizing Flame colored Reason Useful Thin Help 갖다 유명하다 낙엽 장례식 Country Iron Definition: A fencer a gladiator one who exhibits his skill in the use of the sword Definition: The American black throated bunting Spiza Americana Nostalgic Needy Method to my madness 시키다 평가되다 전부 소설가 우아하다 Argument Tin Feeling Representative Gym Music Gaur Chicken 일쑤 코치 편 학생증 The harbor values the sugar. Vasagle Yammoe Enstatite Definition: Capable of being limited Road Neighborly Five Refer Built Kangaroo 비비다 Degree Release Bargain Horse 하루 형님 유교 석 동부 괴롭히다 경제력

19. јануар Садржај Догађаји Рођења Смрти Празници и дани сећања Види још Референце Мени за навигацијуу